Hassan Sunni
Hassan Sunni
  • Видео 114
  • Просмотров 906 932
AJMAL TOWER PART 2 | PARKLAND NAIROBI, KENYA " New apartment Building in Parkland, Nairobi" part 2
WAA QAYBTII 2-AAD GURYA CUSUB OO LAGA DHISATYO PARKLAND NAIROBI, KENYA | AJMAL TOWER " New apartment Building in Parkland, Nairobi.
Dhismahan wuxuu ka kooban yahay 18 floor, waxaana laga dhisayaa xaafadda parkland ee nairobi oo xaafadda eastleight u jirta illaa iyo 4km.
Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: ruclips.net/user/hassansunni
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
Let's stay connected:
✅ Facebook: hassansunni.page/
✅ Instagram: hassansunni
✅ TikTok: www.tiktok.com/@hassan_sunni
✅ Snapchat: www.snapchat.com/add/Hassan.Sunni
Support My Work: by Subscribing my RUclips channel
Просмотров: 120

Видео

GURYA CUSUB PARKLAND NAIROBI, KENYA | AJMAL TOWER " New apartment Building in Parkland, Nairobi
Просмотров 31312 часов назад
GURYA CUSUB PARKLAND NAIROBI, KENYA | AJMAL TOWER " New apartment Building in Parkland, Nairobi. Dhismahan wuxuu ka kooban yahay 18 floor, waxaana laga dhisayaa xaafadda parkland ee nairobi oo xaafadda eastleight u jirta illaa iyo 4km. Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: ruclips.net/user/hassansunni Let's stay connecte...
IS CASILAADDA JOE BIDEN | JOE BIDEN DROPS OUT
Просмотров 9421 час назад
Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: ruclips.net/user/hassansunni Let's stay connected: ✅ Facebook: hassansunni.page/ ✅ Instagram: hassansunni ✅ TikTok: www.tiktok.com/@hassan_sunni ✅ Snapchat: www.snapchat.com/add/Hassan.Sunni Support My Work: by Subscribing my RUclips channel
ISBADALA FARA BADAN | NAIROBI KENYA
Просмотров 20221 час назад
ISBADALA FARA BADAN | NAIROBI KENYA
Dhisma cusub Westland Nairobi | New Apartments in Westland Nairobi
Просмотров 177День назад
Dhisma cusub Westland Nairobi | New Apartments in Westland Nairobi
14 JIR GURIGIISA LAGU HOR TOOGTAY | Ayub Sahal Hashi #Seattle
Просмотров 451Месяц назад
14 JIR GURIGIISA LAGU HOR TOOGTAY | Ayub Sahal Hashi #Seattle
DOODDII XALAY DHEX MARTAY TRUMP & BIDEN | BIDEN OO DHULKA LAGU JIIDAY.
Просмотров 143Месяц назад
DOODDII XALAY DHEX MARTAY TRUMP & BIDEN | BIDEN OO DHULKA LAGU JIIDAY. BIDEN WAXAA KA MUUQDAY DA' IYO IN UU HADALKABA DHIBAAYAY, IN KASTA OO UU TRUMP DAMBIYA BADAN KU EEDAYSAN YAHAY OO AANU RAJA BADAN LAHAYN HADANA STAGE-KA ASAGA AYAA KU COD KARSANAA DOODDII XALAY. Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: ruclips.net/user/h...
Soomaalida 100/75 Waa dhalinyaro | Hadana waxtar ma lahan !
Просмотров 358Месяц назад
Soomaalida 100/75 Waa dhalinyaro | Hadana waxtar ma lahan !
WADAMA BADAN AYAAN KA HADLI DOONAA | MUUQAAL HORU-DHAC AH @HassanSunni #qurbaha #Qoys #somali
Просмотров 2,3 тыс.Месяц назад
WADAMA BADAN AYAAN KA HADLI DOONAA | MUUQAAL HORU-DHAC AH @HassanSunni #qurbaha #Qoys #somali Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: ruclips.net/user/hassansunni Let's stay connected: ✅ Facebook: hassansunni.page/ ✅ Instagram: hassansunni ✅ TikTok: www.tiktok.com/@hassan_sunni ✅ Snapchat: www.s...
EDMONTON CANADA | MAGAALADA UGU WANAAGSAN MAGAALOOYINKA CANADA ? 🤔#edmonton #Hassansunni.
Просмотров 423Месяц назад
Waxaan booqanay Edmonton, alberta canada, magaaladan ma tahay magaalada ugu wanaagsan ee la dago dalka canada? Bal aynu eegno
SU'AALIHIINA | DALKA OMAN 🇴🇲 | Jawaabo Muhiim ah @HassanSunni #somali #hassansunni
Просмотров 6 тыс.2 месяца назад
Muuqalkan waxaan isku dayi doonaa in aan ka jawaabo su'aala ku saabsan dalka Oman, Su'aalahaas oo ka yimid muuqaalkii aan dhowaan idinla wadaagaay ee ku saabsanaa Dalkan Oman. Halkan hoose ka daawo hadaadan horay u daawanin muuqaaalkaasi Dalka Oman 🇴🇲 . ruclips.net/video/_vhvHD14X10/видео.html Sidoo kale halka hoose ka daawo dhamaan wadamadii aan ka hadlay, sida Masar, Kenya, Malaysia iyo Oman....
GABAY DAD BADAN SOO XASUUSIYAY YAMYAN AUN | Sahra Ali Warsame #somali #Qurbaha #canada
Просмотров 4262 месяца назад
GABAY DAD BADAN SOO XASUUSIYAY YAMYAN AUN | Sahra Ali Warsame #somali #Qurbaha #canada
WARAYSI: Xildhibaan Ali Duale, Nova Scotia, Canada 🇨🇦 | 20 qoys oo somali ah ayaa deggan Gobalkaas
Просмотров 5122 месяца назад
WARAYSI: Xildhibaan Ali Duale, Nova Scotia, Canada 🇨🇦 | 20 qoys oo somali ah ayaa deggan Gobalkaas Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: ruclips.net/user/hassansunni Let's stay connected: ✅ Facebook: hassansunni.page/ ✅ Instagram: hassansunni ✅ TikTok: www.tiktok.com/@hassan_sunni ✅ Snapchat: ...
Sxb qaali ah ayuu ahaa “ AMIR “ 🥲
Просмотров 8082 месяца назад
Sxb qaali ah ayuu ahaa “ AMIR “ 🥲
04: Dalka Oman inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #oman 🇴🇲 #Somali #Hassansunni.
Просмотров 36 тыс.3 месяца назад
04: Dalka Oman inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #oman 🇴🇲 #Somali #Hassansunni.
3 perfum oo qaali ah oo Mogadishu la iigu sameeyay | Bal aan tijaabino. #LuxuryPerfumesMogadishu
Просмотров 9173 месяца назад
3 perfum oo qaali ah oo Mogadishu la iigu sameeyay | Bal aan tijaabino. #LuxuryPerfumesMogadishu
81 jir caddaan ah oo dilay islaan Uber wada oo rabtay in ay alaab gurigiisa ka qaaddo 😭.
Просмотров 6303 месяца назад
81 jir caddaan ah oo dilay islaan Uber wada oo rabtay in ay alaab gurigiisa ka qaaddo 😭.
WAXAAN BOOQONAY OREGON ZOO | XOOLA BADAN AYAA HALKAN KU JIRA
Просмотров 2893 месяца назад
WAXAAN BOOQONAY OREGON ZOO | XOOLA BADAN AYAA HALKAN KU JIRA
Cuntooyin kala duwan oo halal ah ayaa hal meel ah la isugu keenay | Downtown Portland, Oregon.
Просмотров 3453 месяца назад
Cuntooyin kala duwan oo halal ah ayaa hal meel ah la isugu keenay | Downtown Portland, Oregon.
Vlog: Meeshan waa Goobta ugu wanaagsan ee la geeyo qoysaska xiliyada ciidda. #eidulfitr #CiidulFitr
Просмотров 5233 месяца назад
Vlog: Meeshan waa Goobta ugu wanaagsan ee la geeyo qoysaska xiliyada ciidda. #eidulfitr #CiidulFitr
Dabaal daggii Salaadii ciida maanta oo argagax isku badalay West Philadelphia | dhacda naxdin leh.
Просмотров 6403 месяца назад
Dabaal daggii Salaadii ciida maanta oo argagax isku badalay West Philadelphia | dhacda naxdin leh.
LABO TALO OO MUHIIM AH | Tarbiyada ubadka @HassanSunni #Talooyin #somali
Просмотров 3314 месяца назад
LABO TALO OO MUHIIM AH | Tarbiyada ubadka @HassanSunni #Talooyin #somali
AFUR KULMIYAY IMAMYADA, GANACSATADA & MADAXDA URURADA WASHINGTON STATE | HOSTED BY ALFURQAN ACADEMY
Просмотров 4444 месяца назад
AFUR KULMIYAY IMAMYADA, GANACSATADA & MADAXDA URURADA WASHINGTON STATE | HOSTED BY ALFURQAN ACADEMY
APPLE ID KAAMA LUMI DOONO HADDA KADDIB | IYO KITAB QUR’AN AAD KUU ANFICI DOONA.
Просмотров 4784 месяца назад
APPLE ID KAAMA LUMI DOONO HADDA KADDIB | IYO KITAB QUR’AN AAD KUU ANFICI DOONA.
AFUR WADAREED | SANADKII 10-AAD AYAA LA QABTAY SANADKAAN. #Afurwanaagsan #somali #ramadanmubarak
Просмотров 1,5 тыс.4 месяца назад
AFUR WADAREED | SANADKII 10-AAD AYAA LA QABTAY SANADKAAN. #Afurwanaagsan #somali #ramadanmubarak
UGU DAMBAYN WAA LA XUKAMAY DILAAYAASHII DILAY SHEIKH MOHAMED HASSAN @HassanSunni #Sheikh #Mohamed
Просмотров 6114 месяца назад
UGU DAMBAYN WAA LA XUKAMAY DILAAYAASHII DILAY SHEIKH MOHAMED HASSAN @HassanSunni #Sheikh #Mohamed
KU RAAXAYSO CODKA MACAAN EE MACALIM JABIR OO TUJINAYA TARAAWIIXDA @HassanSunni #ramadanmubarak #soma
Просмотров 2334 месяца назад
KU RAAXAYSO CODKA MACAAN EE MACALIM JABIR OO TUJINAYA TARAAWIIXDA @HassanSunni #ramadanmubarak #soma
03: Dalka malaysia 🇲🇾 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #Malaysia #Somali #Hassansunni.
Просмотров 33 тыс.4 месяца назад
03: Dalka malaysia 🇲🇾 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #Malaysia #Somali #Hassansunni.
SOMALIA BAAHI WAYN AYAY U QABTAA XIRFADAN | FURSADDAN KA FAA'IIDAYSO #AdencaddeinternationalAirport
Просмотров 1,9 тыс.4 месяца назад
SOMALIA BAAHI WAYN AYAY U QABTAA XIRFADAN | FURSADDAN KA FAA'IIDAYSO #AdencaddeinternationalAirport
02: Dalka Kenya 🇰🇪 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #kenya #Somali #Hassansunni.
Просмотров 98 тыс.4 месяца назад
02: Dalka Kenya 🇰🇪 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #kenya #Somali #Hassansunni.

Комментарии

  • @MaymuunMahad-q7z
    @MaymuunMahad-q7z День назад

    Wll ksoohdal dalka india

  • @Humblegirll
    @Humblegirll 2 дня назад

    Wll casimada cusub masar New cairo Egypt ma kuu qorsayshan tahy ina ado video noga so diyarido mahadsanid

  • @ainabdirahman7368
    @ainabdirahman7368 4 дня назад

    Thank you brother very good information I will visit Oman coming months insha Alaahu & will move near future.

  • @hamdihindi6208
    @hamdihindi6208 4 дня назад

    Wll intee dabka ku galiyaa mrkuu ka dhacyo iphone 15 ka iso jawab plz

  • @Amirab-FamilyChannel
    @Amirab-FamilyChannel 5 дней назад

    Sual Abti: Down payment miyaa laa bixiina?. Incase 1 or 2yr installment. Shukran

  • @Omar-sw9li
    @Omar-sw9li 5 дней назад

    Asc Su,aal dhinaca caafimdka ka waran ma khaali miyaa

  • @yaxyexabiib7854
    @yaxyexabiib7854 5 дней назад

    Wd ku mahd San thy

  • @MaariyaIbraahim
    @MaariyaIbraahim 5 дней назад

    qatar kasoo hadal

  • @abdirahmanshariif2172
    @abdirahmanshariif2172 7 дней назад

    Masha’allah

  • @Janagale10
    @Janagale10 8 дней назад

    Rwanda 🇷🇼 Booqo👏

  • @user-vi2vm1jk6o
    @user-vi2vm1jk6o 9 дней назад

    Basas wax lugu dhex gadaayo 😂

  • @AlWesalInternational
    @AlWesalInternational 9 дней назад

    HELLO ALL, for any kind of visa , job related queries especially in oman,muscat kindly contact us .. all kind of visa available tourist, employment (visa process will take 2 working days only. )

  • @SakariyeCabdi-e2f
    @SakariyeCabdi-e2f 10 дней назад

    Waxaa sheegee kuma arko SIKSHAN THREE AAN KADEGANAHAY

  • @saeedbarqash3295
    @saeedbarqash3295 10 дней назад

    Sca wrb jzk qeyr. Walaal numberkii boo soo dir.

  • @user-wi2mq4gm7i
    @user-wi2mq4gm7i 10 дней назад

    Good job

  • @user-wi2mq4gm7i
    @user-wi2mq4gm7i 10 дней назад

    Masha allah

  • @Hodansiciid760
    @Hodansiciid760 11 дней назад

    Wll WAAN RABA WADANKA XAGEE kala soo xidhiidha

  • @csalaancalicabdi5445
    @csalaancalicabdi5445 12 дней назад

  • @user-jx1mt7mj8m
    @user-jx1mt7mj8m 15 дней назад

    M.a

  • @Luffy-k9l
    @Luffy-k9l 16 дней назад

    ‏السلام عليكم ورحمة الله وبركاته walal waxan ku sodiray email ankag coodsanayo walal hamze nambur kiisa please hadad aragto iso jawab walal mahadsaniid

  • @shukrisaidahmed545
    @shukrisaidahmed545 16 дней назад

    Somalia xaafada daarusalaam iyo xaafadaha sidaas o kale muuqaal ma nooga sameyn kartaa

  • @cabdalla6257
    @cabdalla6257 20 дней назад

    wadamada kale ayaan jexelnahay

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 21 день назад

    Thank you so much walale let’s know wixii kale oo cusub please

  • @ciilawbare7183
    @ciilawbare7183 22 дня назад

    sxb mcne af Shiir makeen taa

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 22 дня назад

    Koley waa iPhone,da Casriga ah kaliyah Aniga 8plus Aan wataa mana lahan Qeybtaas

  • @user-wg4pq2zf9d
    @user-wg4pq2zf9d 23 дня назад

    Asc wlo xanuunk wa laygu shegay dhqatiir waan aday dawo ayay iqoran wax natiisho ah ma heli wax dareema xanuun dhanka bidixda naaska hostiisa ya layga qabta wan dibira dibirad wax idheer naqaska xagadabe malihi wa idhax warega calosha culays yan darema maseexdo hurdo aduunkib cidhiidhi ayu igu noqday wax isdhay dhaqtir itobiya fican uur aya leyahy wax laydhay qof uurle dawo maqadan karo wlo xasan video dawaday maxa igulatalinaysa wax rajenay inad argtid qolka

  • @user-wg4pq2zf9d
    @user-wg4pq2zf9d 23 дня назад

    Asc

  • @user-jw7fs3np8y
    @user-jw7fs3np8y 24 дня назад

    Wllo xamse lanbarkii soo sheeg

  • @ZeynuDahir
    @ZeynuDahir 25 дней назад

    Waad Mahadsantahay waxaad ii waranta dalka Turkida

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt 26 дней назад

    Aniiga meel uguuro waan ku waareray Aniiga yare Somalia’s ka soo taagay caruur yare inaay diinta ibaartan

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 27 дней назад

    Wallow tel iyo qof laxatiro ayaan rabaa

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 27 дней назад

    MashaAllah masar ayaa deganahay 100 100 waxaa kafican saan maqlaa oman

  • @sahramahamed4462
    @sahramahamed4462 27 дней назад

    MashaAllah walaalkiis mahadsanid

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 27 дней назад

    Walalkey suni cuman noga so hal markale, ijaarka somalida Quranka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉mahad sanid Intesa ugu raqeesan cuman in lagu nolado

  • @bahdonmohamedali9738
    @bahdonmohamedali9738 29 дней назад

    Wllo xamse number kiisa, Fadlan ila soo wadaag adigoo mahadsan. Aadna waad ugu mahadsantahay

  • @BlackSeedOil20
    @BlackSeedOil20 Месяц назад

    Dibta reer somal waa dad is dabayaaca markaana sidii turkiga ayay meesha kharibi oo xeerarka jabin dabadeedna dadka dhan bay ka walaaqi.

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin Месяц назад

    Illaahay ha u naxariisto wiilkaas yar Ayuub.

  • @shay2022
    @shay2022 Месяц назад

    😂😂😂😂😂

  • @malakoslo
    @malakoslo Месяц назад

    Nomber ka wiilka aniga isii wll plz wan u socdaa oman

  • @malakoslo
    @malakoslo Месяц назад

    Nolosha oman single ka kaso hdl fmly bad ka hadashe 😂😂

    • @canabiinadia
      @canabiinadia День назад

      Waa inoo hadashay wlhi😂😂😂😂

  • @abdiwahabshelmi1990
    @abdiwahabshelmi1990 Месяц назад

    Magalada Paris

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Месяц назад

    Walaale ilaahay hakubarakeeyo

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Месяц назад

    Subxaanallaah Subxaanallaah ilaaheey Hau Naxariisto

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 Месяц назад

    Dooda labaad Goorme dhici doontaa ?

  • @nurocilmi9084
    @nurocilmi9084 Месяц назад

    Walal ma nokaso waramika dhaa dalka Rwanda adoo madsan

  • @maxamedmuxumed3423
    @maxamedmuxumed3423 Месяц назад

    asc zxp Qatar ka soohadal pilis

  • @Cr10206
    @Cr10206 Месяц назад

    Kkkk anaga dhan waxan nahayi tahribayaal

    • @Luffy-k9l
      @Luffy-k9l Месяц назад

      😂😂😂😂 walhi waarunta sasbiinu u raranahay

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 Месяц назад

    Wadanka soomaaliya ka soo hal

  • @salmamohamuud8871
    @salmamohamuud8871 Месяц назад

    Dacwada hadaa ka xareesto interview malagu Mari karaa hadaa approve ka helo mareykan Malaysia interview maku mari karaa sharci noocee ku joogi karaa

    • @sabahyusf3219
      @sabahyusf3219 21 час назад

      Aad bay ugu fududtahay dhanka dacwada waxaand ku iman kartaa visa collage 6bil ama sanad luqada ah ayd so xaraysanaysaa intay dacwadu ku socoto insha Allah

    • @sabahyusf3219
      @sabahyusf3219 21 час назад

      Bilo yar ayay kugu qadanaysaa inad heshid dacwadaada marka loo eego Kenya iyo Ethiopia